FT:Barcelona 1-2 Atletico Madrid:
Waxay ahayd ciyaar aad ay ugu riyaaqeen dadkii daawanayey xamaasad badan ayayna lahayd Barcelona ayaana Come Back lagu sameeyay ciyaar ay home koda ku ciyaarayeen.
Weraryahanka reer Norway ee Sorloth oo bedel ku soo galay ciyaarta gool uu waqtihii dhimashada ka dhaliyay ayaa Barcelona guusha looga qaatay ciyaar waali ahayd oo aadan rumaysan karin unta fursadood oo ay iska qasaariyeen kooxda Flick, kubadda cagta ayaana sidaas ah mar hadii aad khasaariso jaanisyadaada ogow waa lagugu ciqaabayaa kuwa lagugu helo.
-Sida sawirka ka muuqata goolka markii laga dhaliyay ciyaartoyda Barcelona Pressure ayaa wada dhacay dhulka ayayna ku daateen loo qaadan waa ayaana kandhacay mesha.
Atletico Madrid ayaana haatan hogaanka si rasmi ah ula wareegtay weliba kulan kale ayaa usii harsan oo dheeri ah halka Barce 3-aad usii dhici karaan hadii ay Real Caawa adkaato kulankeeda.
Xaalka Barcelona ma qumana cidna ma filayn in Barcelonadii wacdaraysay ay sidaan noqon doonto natiijo xumadaanna galayso.
Rikoorada xun-xun ee loo diwaangeliyay Barcelona xalay.....


ee horyaalka LaLiga.
ciyaaraha horyaalka waa orodkoodii ugu xumaa oo aysan shabaqooda ilaashan tan September iyo November 2018 markaas oo aysan shabaqooda gool ka ilaashan 11 kulan oo xiriir ah.


horyaalka LaLiga.
- Waa markoodii ugu xumaa ee tartankan ka dib laba mar oo kale ay ku dhacday saddex guuldarro oo xidhiidh ah sanadihii kala ahaa1965 Iyo 1987.
Tani waa wax aan caadi ahayn. Atletico Madrid ayaa sii dheereysatay guulaheeda xiriirka ah oo haatan ay ka dhigeen 12 kulan oo xiriir ah, waxayna kaga badisay Barcelona gurigooda markii ugu horeysay muddo 19 sano ah. haystay Atletico, run ahaantii, laakiin waxay ku dagaalameen ilig iyo ciddi si ay ugu sii jiraan ciyaarta, ka dibna waxay heleen gool kale oo soo daahay.
Waa ku adag tahay Barcelona tani waxay ahayd kulan uu bandhigoodu aad u wanaagsanaa, laakiin hadda shan dhibcood ayay ka heshay todobadii kulan ee ugu danbeysay ee horyaalka.
0 Comments