Bal eeg qorshe la'aanta iyo kooxda Ten hag siday baylah u ahayd kulankii la bahdilay

Kani waa goolkii 2-aad ee Liverpool kulanka wuxuu aha mid laysku dhamaanayay sida 𝐑𝐮𝐠𝐛𝐲 oo saddexda goolba Man Utd xoog ayaa lagaga so qaatay...............

— Casemiro wuxuu go'aan saday inuu kubadda iska kala socdo hakii uu u baasi lahaa Zirkzee oo u furnaa. bal arag sida jirkiisu u furnaa oo uu isaga laafyoonayay.(𝘀𝗮𝘄𝗶𝗿𝗸𝗮 𝟭-𝗮𝗮𝗱)
Diaz ayaa gadaal raacasho adag kaga sameeyay (𝘀𝗮𝘄𝗶𝗿𝗸𝗮 𝟭-𝗮𝗮𝗱) kubadiina ka soo reebtay oo isla markiiba u dhiibay Salah oo dhinaca midigta ee garoonka sii cararayay. (𝐬𝐚𝐰𝐢𝐫𝐤𝐚 𝟑-𝐚𝐚𝐝)
— Dhibaato kale ayaa Man Utd halkan uga timid, Martinez wuxuu sameeyay difaacasho tayo xun oo ay masuuliyad darro ka muuqato waxaana ka dhashay qaladkaas in Salah uu kubadda mar kale meel halis ah uu u dhigo Diaz si uu dhamaystiro gool aad u qurux badan.(𝘀𝗮𝘄𝗶𝗿𝗸𝗮 𝟐-𝗮𝗮𝗱)










Post a Comment

0 Comments