Bayern Win At Home! | FC Bayern München - SC Freiburg 2-0 |

 Bayern Munchen iyo macalinkeeda cusub waxay ku socdaan tubta toosan iyagoo guulo iyo bandhig lagu qanci karo ku soo bandhigay garoomada ilaa iyo iminka iyagoo caawa dhegaha u laabay naadiiga Freiburg oo soo booqday Alianz arena goolasha ay guusha ku qaateenna waxa u kala dhaliyay Kane iyo Muller









Post a Comment

0 Comments