FT: Man Utd 0-3 Liverpool.

 FT: Man Utd 0-3 Liverpool.

Kooxdii fiicnayd ayaa badisay kooxdii xumaydna waa la garaacay. Waxaa laga dhaliyay Man Utd saddex gool oo laga soo boobay ciyaartoydooda taasoo ku tusinaysa inaysan ahayn koox diyaarsan oo qorshe ku socotay.Onana waa mushkilad kale oo haysata kooxda Ten hag kulankan waxaa goolkiisa lagu gamay 3 kubad oo on target ah oo 3-daas ba waa laga xareeyay. ma waxaas baa goolhaye la oran karaaa marka? haduusan wax save garayn karin maxay tahay sababta uu meesha u joogo!!?
Dhanka kale Arne Slot waa tababarihii ugu horeeyay ee guulaysta mid kasta oo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu horeysay Premier League iyadoo aan hal gool laga dhalin tan iyo Sven-Göran Eriksson 2007.Slot sidoo kale waa tababarihii ugu horeeyay oo Liverpool hogaaminaya oo ka guulaysta Man Utd kulankiisa ugu horeeya horyaalka, waxaa kaloo cadaatay halka ay kala joogaan labadan tababare ee reer holand taatikooyinka iyo abaabulka macalimiinta ayaana lagu kala adkaaday sidoo farqiga kooxahan xiligaas sida la wada arkay waa kaaf iyo kala dheeri.
######Fikirkaaaga#####




Post a Comment

0 Comments