SPAIN AYAA LOOO CALEEMO SAARAY HORYAALNIMADA QAARADA YURUB EE EURO 2024........................

 FT: Spain 2-1 England

Spain ayaa loo caleemo saaray ku guuleysiga Euro 2024 ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen England ciyaar ka dhacday Olympiastadion -Berlin-Germany. La Roja waxaa looo diwaan geliyay horyaalkii afaraad ee Yurub iyadoo aysan horey cidi usamayn sidaas oo kale - waxayna ahaayeen shaki la'aan kooxda ugu fiican tartanka.



SPAIN AYAA KU GUULAYSTAY MAR KALE TARTANKA QARAMADA YURUB EE EURO 2024 WAANA KOOBKOODI 4-AAD OO EUROS AH.
CHAMPIONSSSSSSSSS! 🇪🇸🌟











Spain ayaa hanatay Euro 2024 iyagoo ku qaaday koobkan si la yaableh oo ay awoodi ku dheehan tahay waana xulkii ugu horreyey ee dhamaan kulamdoodii soo wada adkaaaday koobkana qaaday! 🏆
England waa u final kale iyo niyad jab kale waana markii labaad oo isku xigta oo laga qaadayo tartankan Italy ayaana tartankii 2020 oo la qabtay 2021 Covid dartiis ka qaadey waliba ciidooda England ayaa looga qaaday...
..
Spain waa Qarankii ugu horeeyay ee ku guulaysta tartankan horyaalka yurub 4jeer oo kala duwan🔥🔥🔥 oo kala ah;👇👀
▪️ 1964 ✅
▪️ 2008 ✅
▪️ 2012 ✅
▪️ 2024 ✅🆕


Post a Comment

0 Comments