Diogo Costa oo xalayto taariikhda galay.....


🚨 Diogo Costa ayaa badbaadiyay 3 rigoore, wuxuuna sameeyay mid ka mid ah badbaadintii ugu fiicneyd taariikhda, taasoo shaki la'aan lagu xasuusan doono muddo dheer taarikhtiisa Portugal.
An absolute idol 🇵🇹

Post a Comment

0 Comments