🏆 𝑻𝑯𝑬 𝑪𝑯𝑨𝑴𝑷𝑰𝑶𝑵𝑺 🏆 Xulka Côte d’Ivoire ayaa loo caleemo saaray Champions-ka xulalaka africa markoodi saddexaad taariikhda! 🥇








🚩 FT: Nigeria 1-2 Ivory Coast.
IVORY COAST AYAA KU GUULEYSAY KOOBKA AFRICA 2023 markoodi 3-aad taariikhda✅️🔥🏆
-Wadadii ay soo mareen bal eeg adaa yaabi doone.............
❌ Waxaa laga badiyay labo ka mid ah seddexdii kulan ee group-ka
😱 Waxaa 4-0 ku xasuuqday Equatorial Guinea garoup stages-kii.
😳 Waxay ku dhameysteen kaalinta seddexaad ee groupkooda iyagoo ku so baxay qaabka qaabka kooxaha 16-ka lagu so buuxiyey ee ugu bandhiga iyo dhibcaha fiicnaa.
👋 Waxaa la ceyriyay macalinkoodi.
🙌 Wareegii 16: Rigoorayaal ayey Senegal ku garaacday ka dib daqiiqadii 86aad oo ay barbareeyeen ciyaarta.
😅 Quarter-final: Waxay soo garaaceen Mali ka dib 90-kii daqiiqo ee barbaraha iyo guusha daqiiqadii 120aad ee waqtigii dheeriga ahaa.
😲 Semi-finalka: Waxay soo dileen garaac D.R. Congo.
🏆 Finalkiina: waxay ku garaacday Nigeria walaiba iyagoo so laabasho ku sameeyey ka dib markii ay 1-0 lagu kala nastay qaybtii hore laakin way ukala sarifen Sebastien Haller ayaana goolka guusha dhaliyey.
Safarkii aadkaa ee najaxay🙏🔥🔥
Hambalyo Maroodiyaasha⚡️
Sorry Nugeria.
Dabaaldegyo waa wayn ayaa ka dhacay xalay caasimadsa Abidjan iyo guud ahan Ivory Coast kaas oo ahaa mid taariikhi ah,

Xulkaan ayaana wadankooda lagu marti gelinayay koobka ayagaana qaatay ugu dambeyn...

Post a Comment

0 Comments