



Cristiano Ronaldo ayaa goolkiisii ugu horeeyay sanadkan 2024 ku xusay dabaal dag cusub kadib markii uu dhaliyay goolkii guusha ee Al-Nassr ciyaartii ka dhacday garoonka Al Feiha ee koobka Champion league Asia.
Cristiano Ronaldo ayaa haatan gool dhalinayay 22 sano oo xiriir ah ka dib goolkiisii xalay ee AFC Champios league- kulankii Al-Fayha 1-0 kaga so badiyeen

0 Comments