Arsenal ayaa xasuuqday kooxda ay magalada wada dagan yihiin ee West Ham, tanina waa markii ugu horeysay ee Arsenal ay badiso afarta kulan ee ugu horeya sanadka tan iyo 1935 - sanadkaasna waxay ku guuleysteen horyaalka 
War waxba salag leh


___________________________________________________________
FT: Aston Villa 1-2 Manchester United
-Manchester United waxay gaartay guul muhiin ah, Scott McTominay oo badal ku soo gallay ayaa mar kale Manchester United furtay oo badbaadiyey. Tani waxay ka dhigan tahay in Manchester United ay badisay shan kullan lixdii kulan ugu dambeesay sidoo kalena ay haatan usoo dhawaanayaan booska top 4 maadaama aya garaaceen kooxda ay isku haystan booskaas ee Villa
.
Hambalyo United family
DHAMAAD:_________________
BY: LUKAVIC__________________

0 Comments