Toni Kroos oo ku soo laabtay xulka Qarankiisa Germany si uu u caawiyo---------

 


🚨| Toni Kroos ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu soo laabtay xulka qaranka Germany, saddex sano kadib markii uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah 🇩🇪 🔙 si uu ugala qayb galo tartanka ay marti-galinayaa xagaaga soo socda.

Post a Comment

0 Comments