

LIverpool oo kulankaan ciyaartoy badan dhaawacyo uga maqnaayeen sidoo kale qaar kale ciyaarta dhexdeeda ku dhawacmeen halka uu kuwo kale uu saaraay macalinku kadib waqtigii dheeriga ahaa ee lagu darau ciyaarta ku soo guray caruur da'yar kuwaas oo doorkooda qaatay una babac dhigay Chelsea ugu dambaynna ka qaadeen koobkii yaalay Wembley Stadium.


Kooxda Merseyside Giants-ka ayaa ku guuleysatay koobka markii 10-aad ee taariikhdeeda waana kooxda ugu badan ee koobkan haysata

WHAT A TEAM! Alla maxay koox tahay Klopp Kooxdisa.
Hambalyo Liverpool FC 

Chelsea iyo 6-dii kulan final ee ugu dambeeyay ee ciyaaraha gudaha England (domestic finals) dhamantood waa laga qaadayay koobabkas:-



0 Comments