

- Waa rikoor cusub oo ah midka ugu dheer oo ay kooxda horyaalka Jarmalka ka ciyaartaa ay samayso tartamada oo dhan iyagoo ka jabiyay kalana wareegay Bayern Munchen midkii uyaalay ee ahaa 32-kulan



97 gool ayay dhaliyeen xilli ciyaareekan (!) 33 kulan ay soo ciyaareen walina wax guuldsro ah ismaysan arkin



Incredible! Xabi Alonso is doing a great job!
0 Comments