KII YAQAANA WUU YAQAAB!! 'Who Knows, Knows' WAA MODRIC OO GUUL GAARSIIYEY KOOXDIISA MADRID............


🚩 FT: Real Madrid 1-0 Sevilla.
-Real Madrid ayaa xalay guul dahabi ah garoonkeeda Estadio Santiago Bernabéu kaga gaartay kooxda Sevilla waxayna ahayd habeen khaas u ahaa halyay Ramos oo soo dhawayn diirran kala kulmay kooxdiisi hore si wayn ayaana loo maamuusy ciyaarta ka hor laakin ciyaartu markay bilaabay dhegta ayaa dhiiga loo daray dhibcihiina waa laga qaatay.
-Luka Modrić ayaa guusha siiyay Real Madrid iyadoo laacibka reer Croatia uu wali muujinaayo inuu yahay nin badani ku duugan yihiin garoonka dhexdiisa wacdaro ka dhigi kara goolkiisi xalay ayaan ahaa mid aad uqurxoona kaas oo uu u dhiyay si caqli iyo farsamo dheeraad ahi ku dheehnayd💥.
Real madrid waa talaabsatay oo haatan horyaalka 8-dhibcood ayay ka saramareen Barce oo ku soo xigta laakiin Girona oo caawa ciyaari doonta hadii ay adkaato markaas farqiga wuxuu noqon doona 6-dhibcood waana natiijo ay kunafisi karto Madrid.

Post a Comment

0 Comments