DE ROSSI Roma waa isku toosiyey tan iyo markii Jose Mourinho uu bedelay isagoo saddex-dii kulan ee ugu dambeeyey guulo u soo xareeyey kooxda caasimadda magaceeda wadata.........


🔴🟡 Roma ayaa xalay 4-0 ku garaacday kooxda Cagliari kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A ee Asbuucii 23-aad taas oo ka dhacday garoonka Stadio Olimpico.
Roma haatan waxay badinayaa 3-kulan oo isku xiga ciyaaraha horyaalka tan markii shaqada loo dhiibay macalin DE ROSSI.
Walle DE ROSSI Roma waa isku toosiyey tan iyo markii Jose Mourinho uu bedelay ! 🐺

Post a Comment

0 Comments