HAATAN SEMI FIANLKA KOOBKA QARAMADA AFRICA WAA DHAN YAHAY KA DIB CIYAARO AAD U XIISO BADNAA OO LAYSKU FARO SAARAY KANA TIRSANAA WAREEGA 8-DA




𝑺𝑬𝑴𝑰-𝑭𝑰𝑵𝑨𝑳 👇🏾👇🏾👇🏾
1️⃣ 🇳🇬 𝗡𝗶𝗴𝗲𝗿𝗶𝗮 🆚 𝗦𝗼𝘂𝘁𝗵 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮 🇿🇦
2️⃣ 🇨🇮 𝗜𝘃𝗼𝗿𝘆 𝗖𝗼𝗮𝘀𝘁 🆚 𝗗𝗥 𝗖𝗼𝗻𝗴𝗼🇨🇩

🚨|Xulka Ivory Coast ayaa xalay usoo gudbey wareega semi finalka koobka qarama Africa ee Afcon 2023 waxayna uso gudbeen si cajiib ah ka dib markii ay garaaceen xulka Mali, xulkaan Maroodiyasha lagu naaneyso ayaa qaybtii hore ee ciyaarta Red card ciyaartoy ka qaatay...
Ka dib gool ayaa laga dhaliyey ilaaa daaiiqadii 90-aad oo ay Ivory coast goolka bareejada la yimaadeen 1-1 ka dhigeen ciyaarta..
30 daqiiqo oo lagu daray markii ay dhamaatay lana kala bixiwaayye ayaa lagu si daray 3 daqiiqo oo dheeri ah ayay Goolka guusha dhaliyeen Maroodiyaashu 2-1 ayayna ku adkaadeen ciyartan 3-red cards ayaana ka dhacay...
Markii ugu dambeysay ee Ivory Coast ay gaarto semi-finalka AFCON waxay gacanta ku dhigeen koobka waana 2015 👀🏆
🇿🇦 South Africa to 𝐬𝐞𝐦𝐢𝐟𝐢𝐧𝐚𝐥𝐬 ✅
Bafana Bafana ayaa u soo baxday semi-finalka ka dib markii ay rigoorayaal kaga badisay Cape Verde.
Waxaa cajiib ah in ciyaartan 10 rigoore ee horeee kala ahaa 5/5 innlaga dhaliyey kaliya 3 rigoore galka 7-dii kalena laga khasariyey,
Waxaa kale oo cajiib ah in goolhayaha South Africa uu 4 rigoore uu ka badbaadiyey Cape Verde oo sidaas uga hartay koobka.
Bafana Bafana Waxa ay wajihi doonaan Nigeria afar dhamaadka.
Halka Ivory Coast na ay la ciyaari doonto DR Congo semi finalka 🔥


𝙏𝙝𝙚 𝙢𝙖𝙜𝙞𝙘 𝙤𝙛 𝘼𝙛𝙧𝙞𝙘𝙖 𝙘𝙪𝙥 𝙤𝙛 𝙣𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣𝙨 𝙞𝙨 𝙘𝙤𝙣𝙩𝙞𝙣𝙪𝙚𝙨...

Post a Comment

0 Comments