Koobka Afcon Group A iyo B wa lagu kala baxay xalay waxaana runtii la daawaday ciyaaro xiiso badnaaa.
Nigeria iyo Equatorial Guinea



Guul weyn oo ay Equatorial Guinea ay ka gaartay Ivory coast oo marti gelinayey koobkan ayaa ka caawiyey inat si toos ah ugu so baxaan 16-ka! 

Yaaab ayaana ka dhacay(Shocking) mesha taagerayaashooda hortooda ayaana lagu ceebeyey xulkan lagu naanayso Maroodiyaasha.
Waxayna u badan tahay inay sidaas ku macsalaameyey tartankan iyagoo 3-dhibcood shaqaystay 3-di kulan ee ay ciyaareen.
Ivory Coast ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee martigeliye ah oo laba kulan oo group-ka looga badiyo taryanka AFCON tan iyo 1984kii 



Qaranka 1984kii sidaas loo galayna sidoo kale wuxuu ahaa isla Ivory Coast... 

F.G: Ivory Coast inay ku harayaan waregan groups ka ayay ubadan tabay, rajada ay haystan hadda wa in ay ka mid noqon karaan 6-da xul ee ku dhamaysta booska sedexaad ee groupka inay ka afar laga xulan doono lagu daro kuwas oo lagi qiinaym doono ciyaar wanag iyo natiijoyinka ay shaqaystan si loogu buuxsho 16ka madaama groupkasta hadi labada ugu sareeya hadi laga qaado ahly noqonayan 12 -wa in 4 kale la helaa so loo buuxiyo...
sidoo kale Ciyaarihii Group-ka B way soo idlaadeen iyagoo wareega 16ka ay usoo gudbeen xulalka Masar iyo Cape Verde oo isla ciyaarayey ciyaartoda xiisaha lahayd ayaana ku so idlaatay 2-2, Masar oo guul usoctay ayaana la bareejeeyey dhamaadkii ciyaarta laakin masar waxaa cawisay ciyaarti kale ee groupka oo iyana 2-2 ku so dhamatay

Dhanka kulankii kale ee Group ee Ghana vs Mozambique ayaa isna ahaa mid la yaab leh sababto ah daqiiqadi 90-aad Ghana ayaa 2-0 ku hogaminaysay waxaana lays lahaa Ghana wa so baxday halka Masar ay so bixitankoodu uu geli lahaa qiil -qiil maadaama Ghana booska labad ku so bixi lahayen markaas,
Lkn wax kasta 4-daqiiqo ayay isku bedeleen kolkii Mozombique ay 2-gool la yimaaden daqiqadahas kooban kudahood oo iminka Ghana waa ka hareen koobka 2-dhibckod ayayna la aadeen Homekoodi si la mud ah Mozambique
Egypt and cape Verde are qualified



Ghana
ayaa ka hartay koobka qaramada Afrika kadib markii ay daqiiqadii 94-aad ay Mozambique
dhalisay goolka bar-baraha ee ciyaartan haday badin lahaheenna way so bixi lahaayen 16-ka.


The magic of the Africa Cup of Nations 





Senegal 🇸🇳
Cape Verde 🇨🇻Nigeria 🇳🇬
Equatorial Guinea 🇬🇶
Egypt 🇪🇬
0 Comments