INTER OO GARACDAY SSC NAPOLI KUNA GUULAYSTAY KOOBKA SUPER CUPKA ITALIA MARKOODII 3-AAD OO XIRIIR AH

 FT: Napoli 0-1 Inter

Inter waa Champions-ka koobka #Italian #SuperCup ee 2024 mar kale.

Martinez ayaa goolka guusha siyey kooxdiisa daqiiqadihii ugu dambeeyey ciyaarta 90+1 isagoo mar kale caddeeyay inuu yahay boqorka horyaalkaTalyaaniga
Markii saddexaadoo xiriir ah ayay ku guulaysanayaan koobkan Ac Milan ayay la wadagayan recordkan oo horey sidaas uso samaysay
2021 ✅
2022 ✅
2023 ✅
Guulaystayaal 🏆

Post a Comment

0 Comments