Chelsea ayaa u soo baxday finalka CarabaoCup ka dib markii ay 6-1 – on aggregate-na 6-2 ku garaacday Middlesbrough lugtii labaad ee semi-finalka. Blues ayaa ciyaartan ka dhacday garoonka Stamford Bridge lix jeer gaartay shabaqa kooxda Middlesbrough oo laba toddobaad ka hor ku garaacday garoonkeeda Riverside.

wayn oo 6-1 ah ayayna ku garaceen.
Chelsea ayaa sugi doonta midkood Fulham iyo Liverpool kii so baxa caawa.
0 Comments