CIYAARTII UGU HOREYSEY WXAA WADA CIYAARAY: REAL MADRID VS ALMERIA. ....REAL MADRID AYAA SAMAYSAY SOO LAABASHO TAARIIKHI AH! WALOOW LAGU EEDEEYEY IN AY VAR cawimaad kala kulmeen maantana spanisha arinkaas ayaa alosan iyadoo laga laga wada hadlaayo in Almeria la dhacay.
Yeel keeda waxay ka soo laabteen natiijo 0-2 Waxayna urogeen dhanka kale iyagoo daqiiqadi ugu dambeysay Ku Guulaystay 3-2
Dani Carvajal ayaana kooxdiisa ku hogamiyay guul muhiim ah ayaga oo solabasho cajiib ah ku sameyn kooxda Almeria.

Dhinaca kale ciayartii LABAAD WAXAA IS QABTAY REAL BETIS IIYO BARCELONA CIYAARTA KA DHACAY EE VILLAMARIN STADIUM.

100 – Ferran Torres ayaa dhaliyay gool kulamo xiriir ah markii labaad isagoo xalay 100 kulan u saftay Barcelona tartamada oo dhan una dhaliyey (23 gool guud ahaan), waana goolkii ugu horeeyay tan iyo August 2023.

Dhanka kale Isco Alarcón ayaa dhaliyay labo-leydiisii (brace) ugu horeeyay ee horyaalka La Liga tan ilaa October 2017 markaas oo uu ka dhaliyay Espanyol isagoo ka matalayey kooxda Real Madrid.
Wuxuu xalay ka dhaliyay labo gool kooxda Barcelona markii ugu horaysay xirfadiisa ciyaareed dhamaan tartamada oo dhan iyadoo ay ku qaadatay (19 kulan).
Barcelona haatan booska saddexad iyo 44 dhibcood ayay so galen iyagoo kulanna ulaaban yahay.
Xidigaha Girona ayaa xalay wacdaro dhigay shan gool ayayna ka ku suuldaareen dhigooda Seviila iyago cashar u dhigay kulanka ka dhacay Catalonia, Girona ayaana kusoo laabatay hogaanka horyaalka iyagoo haatan leh 52 dhibcood waloow Real kulan uu baaqi uyahay

.



-Lix daqiiqo ayuu seddexleey ka kacay weeraryahanka Girona ninka lagu magacabo Artem Dovbyk vs Sevilla 

Jaraidka Mundo Deportivo oo Caltalonia ka so baxa waxa ku sharaxan qodob ah
"Yaa joojin doona Girona?"


Waxay kaloo xuseen
Dovbyk oo dhaliyay seddexleey lix daqiiqo gudaheed, kaasoo barbareeyay Bellingham oo ah gooldhaliyaha ugu sareeya La Liga oo ay hadda iala hogaaminahaan labadoodu


0 Comments