Dhamaaad: Jubaland 2-3 Galmudug / Soo laabasho taariikhi ah ayay sameeyeen Galmudug iyagooo hogaanka tartankana la wareegay

Ciyaar waali ahayd ayaa galabta ka dhacday garoonka caanka ah ee Stadium Mogadisho taas oo ku soo idlaatay 2-3 ay ku adkaatay xulka Galmudug iyagoo dhagaha u laabay Jubbaland oo qaybtii hore 2 gool ku hogaaminaysay ciyaarta markii laysku soo laabtayna Galmudug ayaa wacdaro la soo baxday soo laabasho cajiib ahna ku sameeyey dhigooda Jubbaland sidaas dateed mesha galabta ciyaar aan la iloobi doonin ayaa ka dhacday




[@Imaged Ciyaarbile]

Post a Comment

0 Comments