BREAKING: Manchester United oo iska fasaxday Sergio Reguilon oo amaah ahaan ula shaqaynayey kooxdaan.


Manchester United ayaa joojisay qandaraasii amaahda ahaa ee Sergio Reguilon uu kooxda kula joogay ka dib markii uu kooxda u ciyaartay kaliya 12 kulan.

27 jirkaan ayaa ku laaban doona kooxdiisii Tottenham Hotspur, Ten hag ayaana u bogin bandhiga garabkan reer Spain sidaas ayaa kooxdiisi dib loogu celiyay.


Post a Comment

0 Comments