MANCHESTER UNITED OO BAREEJO KU CELISEY LIVERPOOL OO ANFIELD JOOGTAY UNA DIIDAY INAY SII HOGAAMISO HORYAALKA + ARSENAL OO LA WAREEGTAY HOGAAN ASBUUCII 17-AAD

 


🚩 FT: Liverpool 0-0 Man Utd
WWWWWWWWW
Rikoorkii guusha ee 100% ahaa ee Liverpool xilli ciyaareedkan ee Home-keeda ayaa soo idlaaday iyadoo Man Utd ay barbaro 0-0 ah kula gashay garoonka Anfield.
-dhanka kale Man Utd ayaa markii ugu horeysey xilli ciyaareedkan gashay bareejo.







Dhanka kale Arsenal ayaa guul gaartay kulankeedi Axadda ayay waxay kaga ba disey 2-0 kooxda macalin De Zerb ee Brighton taas ayaana Arsenal faaidada siisey waxay Man UTD uga mahadceliyeen bareejada ay ku celiyeen kooxda horyaalka hogaan u haysay ee Liverpoool sidaasna Gunners ayaa

Post a Comment

0 Comments