Ka dib markii xalay lagu kala baxay wareegtii 4-aad ee tartanka Croboa Cupka waxaa isla markiiba la soo saaray Isku aadka Wareega 8-dhamadka ee tartankaan League Cup

■Everton vs. Fulham
■ Chelsea vs. Newcastle
■ Port Vale vs. Middlesbrough
■ Liverpool vs. West Ham
-Isku-aad kulul ayaa ka soo baxay mesha sida Chelsea vs Newcastle iyo Liverpool vs West Ham.
-Newcastle markii saddexaad ayaa qoorta loo gelinayaa koox wayn ka dib markii ay so dileen ayna isdaba dhigeen labada Manchester haatan Chelsea ayaa qoorta lo geliyey mar kale

0 Comments