𝗔𝗥𝗦𝗘𝗡𝗔𝗟 𝗱𝗶𝘀𝗮𝗽𝗽𝗼𝗶𝗻𝘁𝗲𝗱




Newcastle ayaa ka takhalustay Man Utd oo ay ka aarsatay guuldaradii finalka ee 2023 ee League Cup kana reebtay ciyaaraha Curling cupka
.

Manchester United ayaa waqti hore ka hartay tartanka EFL Cup oo ay xilli ciyaaredki horre ku guulesteen. Waa Kullankii labaad xiriir ah oo kooxda loogu badinaayo 3-0 wellibo ayadoo lagu ciyaaraayo Old Trafford musiibada kooxdaan ayaa la sii daraysa marba marka ka sii dambeeya.
Isku xirnaan la'aan baahsan ayaa jirto ilaa iyo haatan lama yaqaan habka ay kooxda u ciyaareyso. Wuxuu u muuqdaa macalinka mid dhumiyay kalsoonida ciyaartoydiisa, sida muuqata ciyaartoydana waa kuwo aan diyaar u ahayn in ay fuliyaan amarada macalinka wax walbo faraha ayee ka baxeen.
Dhanka kale kooxaha Cheslea iyo Liverpool ayaa usoo gudbey wareega 8-dhaamdka ee Cupka sidoo kale Westham iyo Newscstle ayaa ula biiray ka dib markay soo kala dubteen Arsenal Iyo Man Utd.
0 Comments