๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐“๐ข๐ฆ๐ž: Las Palmas ๐Ÿ-๐Ÿ Atlรฉtico de Madrid.

 ๐—”๐˜๐—นรฉ๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ท๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜€ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น-๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐˜…๐—ถ๐—น๐—น๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ฐ๐—ธ ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐˜†!










Kooxda Diego Simeone ayaa guul ay xalay gaari lahayd ku soo barbareyn lahayd hogaamiyayaasha Real Madrid iyo Girona dhibco ahaan, laakiin waxaa badiyay kooxda martida loo ahaa ee Las Palmas, iyagoo ku meel gaar ah ku jira kaalinta 9aad, waxaana ay ku riyaaqeen xilli ciyaareedkoodii ugu horeysay ee heerka koowaad tan iyo xilli ciyaareedkii 2018 markaas oo Seria B loo direy.

Kirian Rodriguez iyo Benito Ramirez ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta 2-gool u dhaliyay kooxdooda si ay u xaqiijiyaan guushan caanka ah ee kooxda Garcia Pimienta, iyadoo Alvaro Morata uu gool soo celiyay xilli danbe kooxdiisa Atlรฉtico de Madrid.

Atletico ayaa lix guul oo xiriir ah ayay soo gaartay horyaalka ka hor kulankaan oo aysan soo aadin garoonka Estadio de Gran Canaria markaas oo dhagaha laga so garaacay.

“Las Palmas waxa ay ciyaartay ciyaar aad u fiican, wayna nagu adkeyeen” ayuu goolhayaha Atletico ee Jan Oblak u sheegay Movistar.

@followers
#๐—Ÿ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฐ

Post a Comment

0 Comments