𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗸𝗮 𝗧𝗵𝗲 𝗦𝘁𝗮𝗿 ayaa daaabcday in kooxda Manchester City ay raaligelin siisay qoyska Sir Bobby Charlton ka dib markii la maqlay heesaha iyo ereyo ay taageerayaash City ku aflagaa
daynayeen halyeygan oo geeriyooday maalinkaas ciyaarti Sabtidii vs Brigton iyagoo ku xumaynaya deriskooda Man Utd oo uu legend u ahaa, waxayna ballan qaadeen saraakiil u ha dlay inay ganaaxi doonaan dembiilayaasha.

Wargeska ayaa lagu daabacay inay ceeb ahayd wixii ay taagerayasha City kula kaceen Sir Bobby oo geeriyoodey!
sidoo kale wargesyada England oo dhan ayaa looga hadlayaa maanta fadeexadaan City dul hoganaysa waxayna ku soo beegmaysa xilli labadan kooxood Weekend-gan wada ciyaari doona kulan adag oo EPL ka tirsan.
#𝗟𝘂𝗸𝗮𝘃𝗶𝗰
0 Comments