Girona waa kooxda dhalisay goolasha ugu badan horyaalada waa wayn xilli ciyaareedkan iyagoo haatan durba haysta marka la isku daro goolasha Chelsea oo ah (13) iyo Man Utd oo dhalisey kaliya (11) gool isku darkooda oo ah 24 goal . 🤯
Kooxihii ugu adkaa Yurub ayay mee ku xirteen waana kuwaan.
◉ Real Madrid (21) goal ayay dhaliyeen
◉ Liverpool (20) goal
◉ Napoli (20) goal
◉ PSG (20) goal
◉ Man City (19) goal
◉ Arsenal (18) goal
kooxdaan oo fadhida booska 2-aad ee La Liga hadda, kaliya Real Madrid ayaa kaga horreysa farqiga goolasha taas o la macno ah in kooxdaas ay wacdaraynayso
#𝗟𝘂𝗸𝗮𝘃𝗶𝗰
0 Comments