Sida laga soo xigtay jaraa'idyada𝗧𝗮𝗹𝘆𝗮𝗮𝗻𝗶𝗴𝗮,𝗧𝗼𝗻𝗮𝗹𝗶 ayaa qarka u saaran inuu qirto dambiyadii lagu soo eedeeyey ee la xiriiray arimaha 𝗸𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮 :waxaa garka loo gelin doona 𝟭𝟬 𝗯𝗶𝗹𝗼𝗼𝗱 iyo dhaqan celin.
Sandro Tonali iyo dhinacyada ay khusayso hadda waxay u baahan yihiin inay soo gebogebeeyaan heshiiska oo ay qoraal ku helaan laakiin tilmaamuhu waa in 10 bilood laga ganaaxi doono ciyaarista kubadda cagta.
[Fabrizio Romano]
0 Comments