Cristiano Ronaldo waxba lagama qaban karo ! CR7 ayaa dhaliyay seddexley kale xalay iyadoo isaga iyo Sadio Mane ay ku ordayaan si ay u sii nooleeyaan rajada Al-Nassr ee horyaalka Saudi Pro League.
| Cristiano Ronaldo ayaa xalay gaaray goolkiisii 890-aad ee waayihiisa kubadeed
Cristiano Ronaldo ayaa sidoo kale xalay dhaliyay Saddexleydiisii (hat-trick) 66-aad ee waayihiisa ciyaareed ka dib markii xalay kooxdiisu ay 6-0 ay ku garaacday naadiga Al Wehda ciyaar la tirsanayd horyaalka wadankaas.
0 Comments