FT |

Jordan

-

Korea Republic


They've done it!

Xulka Jordan ama Urdun hadba sidaad u taqaano ayaa garaacday Koonfurta Korea oo ahayd mid ka ah xulalkan loo saadalinaayay koobkan Xulalka Asia loo qabto kana reebtay koobka iyagoona sidaas ku tiigsaday finalka/Kama dambaysta markoodi ugu horeysey abid.
Bandhig cajiib ah ayay so bandhigeen xulkaani 2-gool oo ay qaybtii dambe ee ciyaarta yimaaday ayaana lagu ciqaabay Sonny iyo saaxiibadiisba gurigoodana loo direy!!!.
#AsianCup2023 | #HayyaAsia | #JORvKOR
0 Comments