MAN UTD OO GABALKEEDU SII DHACAAYO XALAYNA WAXAA LAGA CIRIB TIREY UCL-KA IYO XITAA EUROPA LEAGUE.



Man Utd ayaa laga ciribtirey gebi ahaanba tartamada Yurub ka dib markii ay guularo ka soo gaartay Bayern munchen iyagoo home kooda ku ciyaarayey, Waa markii ugu horeysay ee Man Utd ay ku dhameysato halka ugu hooseysa group-ka Champions League tan iyo 2005-06

😯
Ten hag oo ciyaarta ka dib hadlayey ayaa yiri " si wanagsan ayaan u ciyaarnay guuldaro na umaan qalmin"
Macalinkaan waxba faraha uguma jiraan indha adaygana 100 ayuu keenay.

Post a Comment

0 Comments