Kooxaha Man City,Chelsea iyo Aston villa oo guulo gaaray ka dib Week 20

FT| ⏳️ Man City ayaa sanadka  2023 ku soo xiratay guul wayn  iyagoo 3️⃣ dhibcood iyo shabaqooda nadiif ah  ka qaatay Sheffield United oo Ethihamarti ku ahayd💫



- Rodri iyo Alvarez ayaana City shabaqa u gaaray guushana ku hogaamiyey goolal ay kala dhaliyeen labada qaybood ee ciyaarta.

waxayna  ka dhigan tahay in City ay haatan laba dhibcood u soo jirsatay  kooxda hogaanka u haysa Premier League ee Liverpool min kulan ayaan u dhiman labada kooxoodba oo dheeri ah.


-Man City ayuu udhamaanayaa  sanadka 2023 oo dhan iyada oo aan hal kulan laga badin garoonkeeda.  

Qalcad lama galaay ah 🏟️


Sidoo kale City ayaa Sanadkan ku guulaysatay 5 koob oo wa wayn iyagoo noqday kooxdii ugu horeyday ee Ingiriis ah oo koobab intaas le'eg hal sano ku guulaysatay💯🔥.


Sidoo kale City ayaa Sanadkan ku guulaysatay 5 koob oo wa wayn iyagoo noqday kooxdii ugu horeyday ee Ingiriis ah oo koobab intaas le'eg hal sano ku guulaysatay💯🔥







Dhanka kale Chelsea ayaa saddex dhibcood oo qaalli ah ku so gaartay meel ka baxsan garoonkeeda waaxayna dhegaha usoo laabeen kulankii Luton iyagoo 3- 0 gaarsiiyey lkn Chelsea waa laga daba yimid oo waxay ku dhawaadeen inay ka bareejeeyaan ciyaarta lkn ugu dambayn kooxda Chelsea guusha way la soo caraabeen 🥶


Hambalyo Chelsea Fans.


Dhinaca kaleAston villa ayaa guul kale gaarat shalay iyagoo gurigkoda joogay.

Aston Villa ayaa ku badisay gurigeeda  kulamo badan  oo ah 17 kulan  waxayna ku heshay dhibcaha ugu badan oo ah  53 dhibcood marka ay jogan  gurigooda  kulamada Premier League ee sanadkan 2023 waana in ka badan koox kasta oo ingiriis ah iyagoo haatan Liverpool ha haayo hogaanka inkasto Reds kulanka u laaban ay berri ciyaari doonan.









Post a Comment

0 Comments