Juventus ayaa sii dheereysatay rikoorka guuldaro la’aanta iyagoo hadeertan gaaray
Federico Gatti ayaana shabaqa gaaray qaybtii dambe ee ciyaarta iyadoo ay Marwada duqda ahi ay guushan udagaalameen si adagna u ciyaareen sidaasna
ayeyna ku dieen kooxda Walter Mazzarri ee Napoli oo ka dib magacabistiisi durba labo guuldaro oo xiriir ah kala kulmay Inter iyo Juve.
Diyaariyey: AbdihakenLukavic____________________________________
DHAMAAD_______________________________________________________

0 Comments