Inter ayaa booqatay Naples kuna soo garacday : 3-0 iyagoo marti u ahaa kooxda heysata horyaalka ee Napoli


 Inter Milan ayaa xalay kulankiii cuslaa oo ay martida ku ahaayeen koonfurta Italia iyo guriga kooxda heysata horyaalka ee Napoli

🇮🇹
Inter ayaana guusha ku gaartay goolal ka yimid ciayartoyda kala Çalhanoğlu, Barella, iyo Thuram iyagoo sidaas ku heley saddexda dhibcood afkana ciidda u daray kooxda ka dhisan Naples ⚽⚽⚽
Inter Calami ayaana ku soo laabtay hogaankoodi oo ay si ku meel gaara kala wareegeen Juve ka dib guushii ay heleen habeenkii jimcaha kooxda Monza.
Inter hadeertan waxay haysataa 35-dhibcood
Juve -na 33 dhibcood.
Milan 29 dhibcood
Roma 24 dhibcood
Napoli 24 dhibcood.



Diyaariyey: AbdihakenLukavic___________________________________

DHAMAAAD___________________________________________________

Post a Comment

0 Comments