FT: Man Utd 3-2 Aston Villa.

Man Utd hadii qaybtii hore laga wanagsanaa 2 goolna laga dhakiyey iyana qaybtii dambe ayay shqaysteen 3 goolna dhaliyeen si ay guul qaalli ah ay uga qaatan garoonkooda weliba maalin taariikhiya 3-2 ayayna ku badiyeen wiilasha macalin Teh hag iyaĝoo qaybtii dambe bandhig aan caadi ahayn la soo baxay. Alejandro Garnacho 2 gool dhaliyey iyo RASMUS HOJLUND kan guusha ku daray ayaa ka caawiyey guushan kooxdooda xalay! ⚽️ RASMUS HOJLUND Waxa uu dhaliyay goolkiisii ugu horeeyay ee Premier League xalay ka dib 1,026 daqiiqo oo uusan wax gool ah dhalinin! That was a great comeback!

Post a Comment

0 Comments