


Masar iyo DR Congo ayaa noqday labadii xul ee ugu horeeyey rigooreyaal iyo waqti dheeri ah isla aaday ciyaarahan bugbaxa ee koobka qaramada Afrika 2023 iyadoo DRC ay ku badisay 8-7 



Haatan Guiniea iyo DR Congo ayaa isla ciyaari doona Quater finalka kulan xiiso badan

0 Comments