๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ถ๐—ถ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ต ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐Ÿฎ๐Ÿณ.๐Ÿญ๐Ÿญ.๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ: ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ข๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ต๐—ฒ๐—ป, ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฒ๐˜†, ๐—ฃ๐—ต๐—ถ๐—น๐—น๐—ถ๐—ฝ๐˜€, ๐—›๐—ผ๐—ท๐—ฏ๐—ท๐—ฒ๐—ฟ๐—ด, ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ผ, ๐——๐—ฒ ๐—š๐—ฒ๐—ฎ, ๐—ก๐˜‚๐—ป๐—ฒ๐˜‡, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐˜‡๐˜‚๐—ป๐˜‚.

 



Chelsea ayaa qarka u saaran inay ka dhigato ujeedkeeda koowaad soo xerogelinta weeraryahanka  Napoli ee Victor Osimhen marka la gaaro  bisha Janaayo, iyadoo 24 sanno jirkaan weerarka ka ciyaara ee Nigeria uu u furan yahay inuu u dhaqaaqo Stamford Bridge. (๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก -๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐ž๐ซ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐จ)


Newcastle ayaa si dhow ula socota horumarka uu samaynaayo  23-jirka reer Brazil ee Atletico Madrid u ciyaara laguna magacaabo  Samuel Lino.(๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ผ ๐—™๐—ถ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ท๐—ฒ๐˜€)


Juventus ayaa dooneysa inay lasoo saxiixato ciyaaryahan khadka dhexe ah bisha Janaayo, waxaana liiska ugu jiraan seddex ciyaaryahan oo Premier League ka ciyaara oo kala ah xiddiga Arsenal ee Ghana Thomas Partey oo 30 jir ah, 27 jirka reer England ee Manchester City Kalvin Phillips iyo xiddiga Tottenham iyo Denmark Pierre-Emile Hojbjerg oo 28 jir ah .  (๐…๐จ๐จ๐ญ ๐Œ๐ž๐ซ๐œ๐š๐ญ๐จ)


Juventus ayaa doonaysa inay ku qanciso 23 jirka garabka ka ciyaara  una dhashay England  ee Jadon Sancho inay  amaah uga soo qaataan  Manchester United bisha Janaayo. (๐…๐ข๐œ๐ก๐š๐ฃ๐ž๐ฌ)


Manchester City ayaa xiiseyneysa 25-jirka khadka dhexe ee Brazil Douglas Luiz, kaasoo ay ka iibiyeen Aston Villa 2019, iyo sidoo kale  waxay Citizens donayaa  ciyaaryahanka khadka dhexe ee  Al-Hilal una dhashay xulka Portugal waa Ruben Neves, oo 26 jir ah (๐ˆ๐ง๐ฌ๐ข๐๐ž๐ซ).


Manchester City ayaa sidoo kale  dooneysa inay lasoo saxiixato daafaca dambeedka midig ee kooxda Boca Juniors ee Valentin Barco  lagu magacaabo ka hor inta aysan amaah ku siinin 19 jirkeeda reer Argentina ee 20 jirada Leicester City ka tirsan haatan. (๐’๐ฎ๐ง)


Kooxda Sacuudiga  ka dhisan ee Al-Ettifaq ayaa hogaamineysa baacsiga loogu jiro saxiixa goolhayaha reer Spain ee David de Gea bisha Janaayo. 33-sano jirkaan ayaa haatan lagu heli karaa beeca  xorta ah ka dib markii uu ka tagay Manchester United dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore. (๐’๐ฎ๐ง)


Dhanka kale West Ham ayaa ka shaqeyneysa heshiis ay kula soo saxiixaneyso 26 jirka daafaca bidix ee Porto ninka lagu magacaabo Zaidu Sanusi bisha Janaayo. (๐“๐ž๐š๐ฆ๐ญ๐š๐ฅ๐ค)


Tottenham ayaa isha ku haysa horumarka uu samaynayo goolhayaha 21 jirka ah ee kooxda Southampton ee lagu magacaabo Gavin Bazunu. (๐ˆ๐ง๐ฌ๐ข๐๐ž๐ซ).


Liverpool ayaa ku qasban inay Benfica siiso ๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ ๐ข๐ง๐ง๐ข oo dheeri ah ayna ka bixinayso Darwin Nunez ka dib markii 24 sanno jirkaan weerarka uga ciyaara Uruguay uu saftay kulankiisii 60aad ee kooxda Sabtidii Manchester City ,sidaas ayaana lagu heshiiyey xiligi la kala gatay laacibkan.(๐Œ๐ข๐ซ๐ซ๐จ๐ซ)


Everton ayaa ogolaatay heshiis ay kula soo saxiixaneyso 16 jirka weerarka uga ciyaara kooxda Linfield ee Braiden Graham. (๐๐ž๐ฅ๐Ÿ๐š๐ฌ๐ญ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก)


Leicester iyo Preston ayaa isha ku haya inay amaah ugu dhaqaaqaan bisha Janaayo 20 jirka daafaca uga ciyaara xulka England ee 21 jirada Jarell Quansah. (๐€๐ฅ๐š๐ง ๐๐ข๐ฑ๐จ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ ๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐‹๐ž๐ข๐œ๐ž๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ž ๐‹๐ข๐ฏ๐ž)


Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda West Ham ee Algeria Said Benrahma, oo 28 jir ah, ayaa xiiso ka helaya kooxaha Saudi Arabia.(๐’๐ฎ๐ง)


Crystal Palace iyo Fulham ayaa dabagal ku haaya  helitaanka 28 jirka weerarka uga ciyaara Ajax ee Chuba Akpom. (๐“๐ž๐š๐ฆ๐ญ๐š๐ฅ๐ค)






๐——๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐˜†: ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐—ป ๐—Ÿ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฐ..................................................................................




๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐—”๐——!!.........................................................................................................

Post a Comment

0 Comments